Dowladda oo Howlgalkii Saakow ka Hadashay

Shabaab

Dawladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay hawlgal toddobaadkii hore ka dhacay Koonfurta Soomaaliya oo lagu beegsaday saldhigyo iyo saraakiil ka tirsan ururka Al-Shabab.

Afhayeen u hadlay wasaaradda amniga ayaa sheegay in hawlgalka ka dhacay Saakow Arbacadii lagu dilay saraakiil ka tirsan Al-Shabab.

Dawladda ma shaacin magacyada saraakiisha la beegsaday iyo xilalka ay ka hayeen kooxda Al-Shabaab intaba.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho nooga soo diray weriyaheena Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda oo ka hadashay howl-galkii Saakow