Haweenka iyo Qoyska: Saameynta dagaallada iyo qaraxyadu ku yeeshaan caafimaadka maskaxda

Rowda Olad

Barnaaminka Haweenka iyo Qoyska waxaa toddobaadkan marti ku ah Rowda Cabdulahi Colaad oo ku takhasustay daryeelka dhimirka, ahna guddoomiyihii hore ee degmada Waaberi.

Waxa Rowda hadda tababarro xagga daryeelka dhimirka ah ka bixisaa magaalada muqdisho iyo sidoo kale xagga online-ka.

Rowda waxay ay barnaamijka uga warramaysaa saameynta dagaalada iyo qaraxyadu ku yeeshaan caafimaadka maskaxda, iyo sida ay qoysas badan ula tacaalaan xubno ka mid ah qoyasadkooda oo qaba xanuunada dhimirka.

Your browser doesn’t support HTML5

Haweenka iyo QOyska.mp3