Sheekh Cali Warsame oo Burco lagu aasay

Sheekh Cali

Sheekh Cali

Magaalada Burco waxaa maanta lagu aasay Allah ha u naxariistee Sheekh Cali Warsame oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Soomaalida, waxaana Sheekha oo ka tirsanaa culimada ururka Al-Ictisaam uu soo noqday hoggaamiyihii ugu horreeyey ee ururka hadda baaba’ay ee Al-Itixaad.

Warbixintan waxaa Burco inooga soo diray Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Sheekh Cali Warsame oo la aasay