Ururka Bisha Cas oo adeeg gurmad degdeg ah ka hirgeliyey Muqdisho iyo Gaalkacayo

Hay'adda Bisha Cas ee Soomaaliyeed

Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliyeed ayaa adeeg gurmad degdeg ah oo caafimaaad ka hirgelisay magaalooyinka Muqdishu iyo Gaalkacayo.

Haddaba adeeggan iyo sida uu u shaqeeyo, iyo sida loola xiriiri karo ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Cabdulqaadir Ibraahim Xaaji Caafi oo ah Agaasimaha Warfaafinta iyo Horumarinta Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed.

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysiga Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed

Hay'adda Bisha Cas ee Soomaaliyeed