Wareysi: Maxay Yihiin 'Ciyaal Weerada' Dhibaatada ku haya Muqdisho?

Muqdisho

Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in ay magaalada Muqdishu ka soo baxeen kooxo dib-jiriin ah oo abaabulan oo dhac iyo dil ka gaystay magaalada.

Booliiska ayaa kooxahan ugu yeeray “Ciyaal Weero”. Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Af-hayeenka Booliiska Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan, waxaana uu weydiiyey waxa ay yihiin Ciyaal Weero?

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi aan la yeelanay Afhayeenka Booliiska Soomaaliya