Galka Baarista: Maxay yihiin shirkadaha Forex ee Somalia?

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirkadaha sarrifka lacagaha ee Online-ka ee loo yaqaan FOREX, waxa ay yihiin, sida ganacsigoodu u shaqeeyo, maxaa ka run ah faa’iidada ay dadka u ballan-qaadaan, xagee la geeyaa lacagta shacabka laga qaado iyo qodobo kale. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Maxay yihiin shirkadaha Forex ee Somalia?