Barn. Faaqidaadda Todobaadka: Fatahaadda Beledweyne

Fatahaadda Beledweyne

Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Barnaamijkan waxa uu ku saabsan yahay fatahaadda wabiga Shabeelle ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Caasha Ibraahim Aadan (Caashocuud) ayaa soo diyaarisay soona jeedisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda