Heritage: Hanaanka Doorashada Somalia ee 2020

Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda ayaa soo bandhigay talo soo jeedin ku aadan hanaanka ugu habboon ee loo mari karo doorasho ka dhacda dalka sanadkan 2020 hadii la waayo hanaan qof iyo cod ah.

Daraasaddan oo ay hay’addu wadday muddo sideed bilood ah, sida uu VOA-da u sheegay agaasimaha hay’adda C/rashiid Khaliif Xaashi, ayaa lagu soo bandhigay qaababka doorasho oo ay soomaaliya qaadan karto sanadka 2020-ka.

Daraasadda oo ka booban 28 bog ayuu agaasimuhu nuxurkeeda u faah faahiyay Caasho Ibrhaim oo kula xiriirtay khadka taleefanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageys Warbixinta Heritage