Ganacsi Jalaato oo Nooc Cusub Ah oo ka Jira Boosaaso
Boosaaso
BOOSAASO —
Iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadan, ayaa magaalada Boosaaso oo ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya ee heer kulkoodu sareeyo, ayaa nin dhallinyaro ah ku soo kordhiyay magaalada ganacsi cusub.