Puntland: Bariga Sanaag oo Gurmad La Gaarsiiyey

Meelo badan oo Soomaaliya ah, ayaa waxaa kasoo yeeraya qaylo-dhaan la xiriirta abaaro ba’an oo ku habsaday dadka iyo duunyada, waxaana socda dadaallo gurmad lagu gaarsiinayo meelaha sida xun ay abaaruhu u saameeyeen.

Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha ee Puntland Sheekh Fu'aad Maxamuud ayaa sheegay in gurmad dhinaca abaaraha ah ay gaarsiiyeen qaybo ka mid ah Bariga Sanaag.

Weriyaheena Xuseen Barre ayaa guddomiyaha arrintaasi ka waraystay.

Your browser doesn’t support HTML5

Gurmad lala gaaray dadka abaarahu saameeyeen