Mas'uuliyiin ka Hadlay Ammaanka Garoonka Muqdisho

Dalool ka muuqda diyaaradda

Tan iyo qaraxii ka dhacay diyaaraddii Daallo bilowgii bishan Febaraayo, dowladda Somalia ayaa waday dadaal ay ku xoojineyso amaanka garoonka Muqdisho.

Waxaa jira in dowladda ay xirtay qaar ka mid ah shaqaalaha garoonka oo lala xiriiriyey inay fududeeyeen qaraxa garoonka.

Masuuliyiinta garoonka ayaa maanta ka hadlay xaaladda ammaanka garoonka kadib dhacdadaas.

Wariyeheenna Jacfar Kukay ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Ammaanka Garoonka Muqdisho