Gaas waxa uu sheegay in wadahadalladu ay sii soconayaan inkastoo aan heshiis kama-dambays ah la gaadhin.
Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale sheegay inaysan jirin warar sheegaya in Puntland ay ogolaatay in aqalka hoose ee baarlamanka lagu soo dhiso habka 4.5.