Falanqeyn Amiirka Cusub ee al-Shabab

Ururka al-Shabab ayaa shalay ku dhowaaqay in Sheekh Axmed Cumar Abu Cubaydah uu yahay Amiirka Cusub ee Xarakada kadib markii duqayn toddobaadkii hore lagu dilay hoggaamiyihii hore ee ururkaasi Axmed Cabdi Godane.

Axmed Cumar Abu Cubaydah waxa uu hore al-Shabab ugu qaabilsanaan jiray Gobollada Bay iyo Bakool, dhowaanna waxaa laga dhigay Madaxa Guddoomiyayaasha Gobollada ee al-Shabab. Haddaba, maxayynu ka naqaanaa amiirka cusub? Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka ee Kismaayo kula xidhidhay Axmed Maxamuud Maxamed oo ay saaxiibo ahaayeen Amirka cusub.

Your browser doesn’t support HTML5

FALANQEYN AMIIRCA CUSUB EE AL-SHABAB