Caweyska: Abwaan C/laahi X. Ganey (Dhamaad)

Caweyska: Boon Xirsi (2)

Barnaamijka caweyska ee toddobaadkan waxaan idinku hayaa qaybtii u dambeysay ee wareysiga abwaan C/llaahi Xasan Ganey, Cisman Bulle iyo waayihiisa qurbaha, iyo qayb yar oo ka mid ah wareysi xiiso leh oo aan toddobaadka dambe idiin bilaabi doono oo aan la yeelanay fanaanka Maxamuud Xaaji Cali Geywarroow oo ku sugan magaalada Muqdisho.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington