Warbixin: Istiraatiijiyada Turkiga iyo Iran ee Somalia

Dalka Turkiga waxaa ka soconaya wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland, waana markii labaad ee wadahadalladan ay martigeliso dawladda Turkiga oo door sii xoogaysanaya ku leh arrimaha Soomaaliya.

Ka sokow xiriirka Turkiga waxaa iyaduna xiriir diblomaasiyadeed oo adag Soomaaliya la samaysatay dawladda Iiraan. Haddaba waa maxay istiraatijiyada labada waddan?

Warbixin gaar ah oo arrimahaas aynu ku eegeyno halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Istraatiijiyada Turkiga iyo Iran ee Somalia