Ethiopia: Wax Lug ah Kuma Lihin Jubbooyinka

Afhayeenka Ra'iisul-wasaraha Ethiopia Getachew Reda Ayaa sharaxaad ka bixyay mowqifka dalkiisa ee maamul u sameeynta gobolada Jubbooyinka, iyadoo ay jiraan eedeeymo la xiriira in Ethiopia ay la safan tahay hal dhinac.

Mr. Reda ayaa sheegay in dowladda Ethiopia aaney jirin dhinac ay la safan tahay, isla markaana wax kasta oo ka dhacaya magaalada Kismaayo ay tahay inay ku lug yeeshaan dadka Soomaaliyeed.

Wareysiga Afhayeenka Ra'iisul-wasaaraha Ethiopia halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Afhayeenka Ra'iisul-wasaaraha Ethiopia