Caweyska:Fanaanka C/laahi Weheliye

Caweyska: C/laahi Weheliye

Barmaamijka caweyska ee todobaadkan waxaad kaga bogataan waddamada safka hore kaga jira jaceylka iyo muxibo kuwada noolaanshiyaha, mid ka mid ah qaababka ay lamaanayaasha cusub isugu gudbiyaan doonistooda, iyo fanaanka Cabdulaahi Cabdi weheliye oo wareysi ku sharraxaya heesihiisa iyo fankiisa.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybga hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

Caweyska 02/16/2013