Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 2aad)


Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 2aad)
Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 2aad)

Qeybtan waxay ku saabsan tahay aragtida dadka Maraykanku ay ka qabaan tubta uu haysto dalkan, 10 sano ka dib weerarkii argagixisada.

Qeybtan waxay ku saabsan tahay aragtida dadka Maraykanku ay ka qabaan tubta uu haysto dalkan, 10 sano ka dib weerarkii argagixisadu ay ku soo qaaday dalkan maraykanka.

Afkaaro laga ururiyay shacabka Maraykanka qaarkood waxay u arkaan in uu jiro niyad-jab weyn oo dhanka dhaqaalaha.

Waxaa warbixintan inoo diyaariyay wariyaha VOA-da Jim Malon, waxaa inoo jeedinaya Cabdullaahi Nuur Maxamed Colombo.

XS
SM
MD
LG