Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska maalinta deegaanka ee Somalia iyo xaalufka daran ee dalka ka jira


Dhul ay abaari ka jirto
Dhul ay abaari ka jirto

Maanta oo kale waxaa sannad walba Soomaaliya laga xusaa maalinta deegaanka ee Soomaaliya. Xuskan ayaa kusoo aadaya iyadoo ay meel aad u xun marayso xaalufka degaanka ee ka jira dalka. Soomaaliya waxaa si xoog leh looga dareemayaa cawaaqibka ka dhashay xaalufinta dhirta, waxaana dalka ka jira abaaro baahsan oo saameysay dad iyo duunyo.

Caasho Ibrahim Aden ayaa khadka telefoonka ee Muqdisho ku wareysatay Cabdirashiid Cartan Cabdiraxmaan oo bartay cilmiga deegaanka, isla markaana ah la taliye ka tirsan xafiska ra'iisal wasaaraha ee Soomaaliya qaybtiisa deegaanka iyo isbeddelka cimilada. Ugu horreyna waxa ay weydiisay heerka uu gaarsiisan yahay xaalufka ka jira dalka.

Waraysiga Xaaladda Deegaanka ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00
XS
SM
MD
LG