Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xukuumadda Somaliland oo bixineysa diyada dadkii ku dhintay mudaaharaadkii mucaaradka


Guddi ka kooban ganacsato iyo odayaal iskood isku xilqaamay ayaa sheegay inay Xukuumadu qaadatay magta dadkii ku dhintay mudaharaadkii 11 bishan ka dhacay Somaliland iyagoo xusay inay dhex dhexaadinta xukuumadda iyo mucaaradku ay meel fiican u marayso.

Warkan waxa Hargiesa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Xukuumadda Somaliland.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00

XS
SM
MD
LG