Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mucaaradka Somaliland 'oo sii wadaya' dibadbaxyada iyo Muuse Biixi oo eedeeyay


Madaxda Xisbiyada Somaliland
Madaxda Xisbiyada Somaliland

Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee Ucid iyo Waddani ayaa sheegay inay sii wadayaan dibadbaxyada ay ka dhigayaan magaalooyinka Somaliland, in kasta oo xukuumaddu ay tallaabadaasi digniino kasoo saartay.

Dhinaca kale, Madaxwaynaha Somaliland oo goor dambe oo xalay ah hadlay ayaa mucaaaridka ku eedeeyay inay masuul kayihiin khasarihii ka dhashay mudahaharadadii dhacay, waxaanu tacsi udiray dadkii ku dhintay

Wariyeyaasha VOA ee Hargeisa ee Khadar Maxamed Cakule iyo Sagal mustafe Hassan ayaa la socday wararkii ugu dambeeyay ee Somaliland, warbixinnadana kasoo diray.

Wararkii ugu dambeeyay ee Somaliland.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

XS
SM
MD
LG