Muqdisho —
Toddobaadkan waxaa magaalada Laascaanood gaaray odayaal dhaqameed ka socda Koonfurta Soomaaliya oo isku dayaya inay colaadda magaaladaas xal u helaan.
Dadaalkaas waxaa soo dhoweeyey xildhibaanno iyo waxgarad ku sugan magaalada Muqdisho.
Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inooga soo diray Muqdisho.