Buuloburde —
Saraakiil iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa gaaray magaalada Buulaburde halkaas oo deegaannada ka mid ah dhawaan Al-Shabaab laga saaray.
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ka mid ah xubnaha deegaankaasi booqday ayaa safarkooda uga warramay weriyaha VOA Jamaal Axmed Cismaan.