Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan Suleex Madar Xoosh oo maanta lagu aasay Boorama


Boorama
Boorama

Xildhibaan ka mid ahaa xubnihii ugu horreeyay ee golaha guurtida Somaliland ayaa maanta lagu aasay magaalada Boorama.

Xildhibaan Suleex Madar Xoosh wuxuu ka mid ahaa odayaashii ka soo qayb qaatay nabadaynta gobollada Somaliland markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Soomaaliya 1991-kii.

Warbixintan waxaa soo diray Haashim Sheekh Cumar Good.

Xildhibaan Suleex Madar Xoosh oo maanta lagu aasay Boorama
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG