Xildhibaan Mustafe Axmed Kheyreeye oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay jadwalka dooraashooyinka ee ay guddiga dooraashoyinku mudeeyeen uu meesha ka saarayo dib u dhac doorasho iyo mudo kordhin danbe.
Xildhibaan Mustafe Khayreeye aya Hargeysa ugu warramay weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule, ugu horeyna waxa uu ka jawaabayaa sida uu arko go’ankii gudiga.
Madal