Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab oo caqabado wajahaya


Dowladda Soomaaliya iyo ciidamo ka socda wadamada safka hore oo kaabaya ayaa diyaar garow ugu jira wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Dowladda ayaa horey u sheegtay in wajigii hore ee dagaalka ay ku guuleystay, oo ay Al-Shabaab ay ka saartay dhul badan.

Haatan, diyaar garowgu waxa uu ku soo aadayaa iyadoo rabshado iyo khilaafaadyo ay ka soo cusboonaadeen qaar ka mid ah dowlad goboleedyada xubnaha ka dowladda federal.

Haddaba, arrimahan caqabad ma ku noqon karaan billaabashada howlgalka? - Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan ku eegaya.

Wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab oo caqabado wajahaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:24 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG