Muqdisho —
Xeer ilaalinta Soomaaliya ayaa sheegtay in wax ku dhow boqolkiiba konton ay kordheen dacwooyinka soo galay gacantooda, taasi oo ay ku tilmaameen inay sare u kacday shaqadooda.
Dhinaca kale, Booliska iyo Laamaha amniga ee dalka ayaa ka cabanaya in ay ku yar yihiin xabsiyada ay ku hayaan maxaabiista, sida lagu sheegay shirka xeer ilaalinta ee ka soconaya Muqdisho.
Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warkan soo diray.
Madal