Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay 5 qodob oo uu damacsan yahay


Xasan
Xasan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ku dhowaaqay shan qodob oo waaweyn oo dowladdiisu damacsan tahay in ay ku fuliso shanta bilood ee sannadkan ka harsan.

Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay Kulan-dadweyne oo warbaahintu ay tebineysay oo xalay lagu qabtay magaalada Dhuusomarreeb ee xarunta u ah maamulka Galmudug.

Wariyaha VOA Jacfar Kukay ayaa soo koobaya.

Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay shan qodob oo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG