Maxaas —
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan ku sugnaa degmada Maxaad ee Gobolka Hiiraan ayaa sida la sheegay heshiis ku aadan sii wadista dagaalka ay dowladda iyo dadka degaanka kula jiraan al-Shabab la gaaray masuuliyiin reer Hiraan ah oo uu la kulmay.
Madaxweynaha ayaa maanta Maxaad uga sii gudbay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaada Dhexe.
Wariyaha VOAda Xuseen Xassan Dhaqane ayaa inoo soo jeedinaya.
Madal