Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyay Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo madaxweyneyaasha maamul goboleedyada iyo duqa magaalada Muqdishu ayaa ammaanay heshiiska ay xalay gaareen hoggaamiyayaasha siyaasadda ee dalka.
Shirka jaraa’id ee madaxweynaha waxaa warbixintan inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Dhagaystayaal waxaa naga xusuusin ah inaan la xiriirnay dhinaca maamulka Puntland, welina aysan soo suurtogelin inaan waraysi ka helno, marka ugu horraysa ee taasi suurtogasho waan idiin soo gudbinaynaa.
Madal