War Deg-Deg ah

Xasan Sheekh iyo Lafta-gareen oo kusii jeeda Xuddur, amniga oo la adkeeyay

Xaaladda amniga ee magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool ayaa la adkeeyey iyadoo la filayo inay magaaladaasi booqdaan mas’uuliyiin ka tirsan dawladda federaalka iyo maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Amniga Xuddur
Embed

No media source currently available

XS
SM
MD
LG