Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelleh oo ilaa iyo shalay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Akadeemiye-goboleedka Afsoomaaliga (AGA) oo laga dhisay magaalada Muqdisho.
Dhinaca kale, madaxweyne Geelle ayaa khudbad ka horjeediyay Golaha Baarlamanka Soomaaliya. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.