Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xamza oo ganacsatada ugu baaqay in ay hubka u qaataan Al-Shabaab


Xamza
Xamza

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed inay hubka qaataan oo ay iska dhiciyaan kooxda Al-Shabaab halkii ay ka bixin lahaayeen lacagaha qasabka looga qaato ee bulshada lagu sii dhibaateeyo.

Wuxuu ku dhiiri-galiyay in lacagaha xoogga looga qaato ay hub ku soo iibsadaan, iyagana ay u sharciyeyn doonaan si ay isugu difaacaan.

Dadka fallanqeeya amniga oo walac ka muujiyay halis ka dhalan karta haddii ganacsatda ay qaataan baaqa ra’iisal wasaaraha, ayaa su’aal galiyay sida aragtidaasi loogu gaari karo xalka muddada dheer ee la doonayo in looga adkaado kooxda xagjirka ah.

Warbixin ku saabsan arrintan waxaa noo diyaariyay wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Xamza oo ganacsatada ugu baaqay in ay hubka u qaataan Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG