Muqdisho —
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dawladdu ay adeegyada aasaasiga ah gaarsiin doonto degaannada laga qabsaday ururka Al-Shaabab.
Ra’iisul Wasaaraha aya ka hadlay maanta kulan ku saabsanaa isku-duwidda hawlaha caafimaadka.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.