Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland: Xagee mareyaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab?


Dhawaanahan Deegaanada Jubbaland waxaa ka socday Howlgalo ay wadeen ciidamada Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka iyagoo isku furay Waddada dheer ee isku xerta Afmadoow iyo Kismaayo.

Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa khadka teleefanka kula xiriiray Afhayeenka Ciidamada Jubbaland Gaashaanle Dhexe Maxamed Jaamac Faarax isagoo ku sugan Deegaanka Buula-gaduud waxaana uu weeydiiyay halka ay marayaan Howlgalada ka biloowday Gobolka?

Xagee ayay marayaan howlgallada ka dhanka ah Alshabaab ee jubaland.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

XS
SM
MD
LG