Dhuusamareeb —
27-kii bishaan ayaa deegaano hoostaga Degmoyinka Cadaado iyo Cabuud-waaq waxaa ka dhacay dagaal sababay dhimasho iyo dhawac, kaas oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed.
Ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa ku baxay waxaana shalay kulan ka dhacay Deegaanadii ay dagaalladu ka dhaceen lagu qabtay kulan u dhaxeeyay dhinacyadii dagaalamay.
Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac oo ka mid ahaa dadkii nabadeynta u baxay ayaa VOA uga waramay dadaallada Nabadeed ee socda.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available