War Deg-Deg ah

Xaaladda nololeed ee barakacayaasha gobolka Jubada Hoose oo laga deyriyay

Tan iyo markii ay abaaruhu ku dhufteen Soomaliya, gaar ahaan Jubbaland waxaa sii kordhaya tirada dadka ku barakacay abaarahaasi kadib markii ay ka lee'deen xoolahooda, halka beeraleeydana ay ka gureen biyihii wabiga oo ay beeraha ku tabcan jireen.

Dadkii soo barakacay ayaa hadda magaalada Kismaayo waxaa ku haysta xaalado bani'aadaminimo, sida warbixin uu ku eegayo wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Xaaladda nololeed ee barakacayaasha Jubbada Hoose oo laga deyriyay

No media source currently available

XS
SM
MD
LG