Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda bani'aadannimo ee Soomaaliya oo kasii dareysa


Degaanno badan oo Soomaaliya ah waxaa weli ka taagan xaalad bani’aadannimo oo ay sii adkeeyeen roobabka iyo daadka.

Hay’adaha gargaarka ayaa qoraalkii ugu dambeeyey ee ay shalay daabaceen ku sheegay in dadka ay saameeyeen abaaraha iyo roobabka ay ka badan yihiin 2 milyan iyo 400 kun oo qof, halka in ka badan 1 milyan ay barakaceen, in ka badan 110 qof-na ay dhinteen.

Waxaa kale oo ay sheegeen inuu kordhayo walaaca laga qabo cudurro dillaaca. Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasna Kaafi Qoyste.

Xaaladda bani'aadannimo ee Soomaaliya oo kasii dareysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG