Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda abaarta Geeska Afrika oo kasii dareysa

Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in gaajo daran oo ka dhalatay abaarta ku dhufatay Geeska Afrika ay hadda u sii xuubsiibaneyso xaaladu macluul u eg.

Si gaar ah, Soomaaliya oo abaaro afar sanadood oo isku xiga ku habsaday ay Meesha ka saareen awoodii wax beerasho ee dadka iyo sidii ay naftooda u quudin lahaayeen.

Lisa Schlein ayaa warbixintan uga soo dirtay VOA-da magaalada Geneva. Cabdixkiim Maxamud Shirwaac ayaa inoo soo jeedinaya.

Xaaladda abaarta Geeska Afrika oo kasii dareysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

XS
SM
MD
LG