Laascaanood —
Xaalad halis ah ayaa soo waajahaday dad ku barakcay deegaanka Shululux ee gobolka Sool, kuwaasi oo kasoo cararay dagaalladii ka dhacay magaalada Laascaanood.
Maxamed Cabdiramaan Maxamuud oo ka mid ah bahada caafimaadka ee ku sugan deegaankaas, ayaa xaaladdan uga warramay wariyaha VOA-da Cabdikariim Olol.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available