Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaafado ka mid ah Beledweyne oo looga barakacay fatahaadda webiga


Waxaa sii kordhaya tirada dadka ka barakacay xaafadaha Kooshin iyo Xaawo Taako ee magaalada Beledweyne kadib markii uu ku fatahay wabiga Shabeelle.

Fatahaadda webiga Shabeelle iyo barakacyada ka dhasha ayaa sanad kasta ku soo laabta magaalada Beledweyne ayada oo xal waara weli loo la’yahay arrintan.

Warbixintan waxaa Beledweyne kasoo diray wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.

Xaafado ka mid ah Beledweyne oo looga barakacay fatahaadda webiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG