Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Qunsulka Somaalida ee Cadan


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah qunsulka Soomaalida ee Cadan Xuseen Xaaji Axmed oo ku sugan Sanca

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee maanta waxaa marti ku ah Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah qunsulka Soomaalida ee Cadan Xuseen Xaaji Axmed oo ku sugan Sanca.

Qunsulku wuxuu ka jawaabayaa su'aallo la xiriira xaaladda iyo qalalaasaha ka taagan dalka Yemen iyo waliba sida ay u saameysay jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Yemen.

XS
SM
MD
LG