Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Garaad Khaliif Nuur


Wicitaanka: Garaad Khaliif Nuur
Wicitaanka: Garaad Khaliif Nuur

Waxa barnaamijjka maanta marti inoogu ah Guddoomiyaha Guddiga Xawaaladaha Soomaalida Maraykanka, Garaad Khaliif Nuur

Waxa barnaamijjka maanta marti inoogu ah Guddoomiyaha Guddiga Xawaaladaha Soomaalida Maraykanka Garaad Khaliif Nuur.

Garaad Khaliif waxa uu ka hadlayaa wixii bilaabay murankan iyo waxa hadda u qorsheysan in guddigoodu sameeyaan si loo badbaadiyo adeegga xawaaladaha oo Soomaalida Maraykanku ay ku tiirsan yihiin si xigtadooda ay lacago ugu diraan.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG