Barnaamijka Wicitaanka Dhagaysytaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha haysta beeraleyda deegaanada HirShabeelle oo marar badan ay saameeyeen daadad, waxaana marti ku ah wasiir ku-xigeenka beeraha HirShabeelle Maxamed Bashiir Qaasin. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Madal