Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Toddobaadka ciyaaraha Soomaalida Toronto

Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ka furmay toddobaadka cayaaraha Soomaalida Toronto, kaasoo ay ka qeyb galayaan kooxo ka kala yimid Yurub, Mareykanka iyo magaalooyinka Canada.

Haddaba ciyaarahan oo so socday muddo ka badan 30 sano ayaan ku eegeynaa barnaajimka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobadakan, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhagystaha.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:46 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG