Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Muhiimadda afka Soomaaliga


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in luuqado ay ku jirto Soomaaligu ay halis ugu jiraan dabar go' dhammaadka qarnigan, waxaana khuburada luuqadda Soomaliga ay sheegeen in dayacaad badan ay ku dhacday wixii ka dambeeyay bur-burkii dalka.

Haddaba, barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddoobaadkan wuxuu saabsan yahay khatarta ay wajihi karto luuqadda Soomaaligu, waxaana marti ku ah Prof. Maxamed Saalax Sheekh Khaliif oo bare ka ah jaamacadda Ohio State University.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka: Muhiimada barashada afka Soomaaliga
please wait

No media source currently available

0:00 0:27:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG