Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Sidee loo sugi karaa amniga gobolka Benaadir?


Maxamed Axmed Diiriye Yabooh
Maxamed Axmed Diiriye Yabooh

Ciidamada hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA iyo kuwa Booliska ayaa howlgallo ay shalay iyo habeen hore ka ka fuliyeen magalada Muqdisho kusoo qabtay kooxo 'burcad' ah, hub, rasaas, waxyaabaha laga sameeyo qaraxyada iyo maandooriye, sida ay qortay warbaahinta dowladdu.

Haddaba Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaan ku eegeynaa amniga caasimadda iyo kan gobolka Benaadir, waxaana marti ku ah guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur Bukhaari.

Wicitaanka Dhageystaha .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:02 0:00

XS
SM
MD
LG