Washington —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa fursadaha iyo caqabadaha ku gadaaman heshiiskii ay dhawaan gaareen madaxda dowladda Fedeeraalka iyo kuwa maamul goboleedyada marka laga reebo Puntland.
Waxaa marti ku ah agaasimaha Machadka Heritage Prof. Afyare Cilmi, waana soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal