Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Diyaargarowga doorashada Puntland


Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Saciid Juxa
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Saciid Juxa

Maamul Goboleedka Puntland ayaa isku diyaarinaya doorashadii ugu horreysyay ee goleyaasha deegaanka, taas oo la filayo inay dhacdo 25-ka bisha soo socota.

Barnaamijka Wicitaanka toddobaadkan waxaan ku eegeynaa muhiimadda doorashada, waxaa marti ku ah wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Sicid Juxa, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari).

Wicitaanka dhageystaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:15 0:00

XS
SM
MD
LG