Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhagaystaha: Weriye Siciid Faarax


Todobaadkan waxaa barnaamijkan Wicitaanka marti ku ah Siciid Faarax Maxamuud oo ah saxafi rug caddaa ah oo ka hadlaya warbaahinta Somalia.

Siciid Faarax, wuxuu ka jawaabayaa su'aallo fara badan oo laga weydiinayo xaallada ay haatan ku sugan tahay warbaahinta Somaaliya iyo waliba mustaqbalka saxaafadda madaxa banaan ee Somalia.

Siciid Faarax wuxuu haatan ku sugan yihiin magaalada Garoowe, wuxuuna la shaqeeyaa hay'ad qaabilsan dhinaca maamul wanaaga oo fadhigeedu yahay Garoowe.

Barnaamijka oo dhamaystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG